Saturday, June 25, 2016

Jose mourinho oo xidiga labaad kula dagalamayo kooxdisii hore ee real madrid


Waxa qoray: cusman kalelow.                   Jose Mourinho ayaa dhawr todobaad ka hor RealMadrid kaga adkaaday arintii suuqa kala iibisagaxagagii hore ugu waynayd ee David De Gea.  Wuxuuna Mourinho si toos ah ula hadlay De Gea oo uu ku qanciyay in uu Old Traffrod sii joogo isla markaana uu indhaha ka qabsado kooxda Real Madrid oo si wayn u doonaysay goolhayaharee Spain.Mourinho ayaa markale si toos ah ula hadlay xidiga ree France iyo kooxda Juventus ee Paul Pogba si uu ugu qanciyo in uu doorto Manchester United. Mourinho ayaa door wayn kaciyaaraya in Red Devils ay dib ula soo wareegto da’yar ay sanadkii 2012 kii iska dayacday. Man United ayaa 120 milyan oo euros kula soo wareegaysa Pogba si ay Real Madrid ugu garaacdo saxiixa xidiga ree France.Pogba ayaa doonaya in uu 12 milyan oo euros ooayna cashuurtu ku jirin uu sanadkii mushaar u qaato taas oo haddii u Real Madrid ku biiri lahaa ka dhigi lahayd xidiga labaad ee ugu mushaarka qaalisa waxaana ka horayn kara Cristiano Ronaldo oo kaliya. Balse Manchester United ayaa sidoo kale mushaar qaali ah ku soo xero galinaysa xidiga xulka qaranka France ee Pogba.Inkasta oo wakiilka Pual Pogba ee Mino Raiola uu xaqiijiyay in Real Madrid ay wada xaajood kula jirto Juventus, haddana wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in Man United ay noqonayso kooxda ugu horaysa ee Juventus miiska u saaraysa lacagta 120 milyan ee euros ah ee ay dul dhigtay madax
WaxJose Mourinho ayaa dhawr todobaad ka hor RealMadrid kaga adkaaday arintii suuqa kala iibisagaxagagii hore ugu waynayd ee David De Gea.  Wuxuuna Mourinho si toos ah ula hadlay De Gea oo uu ku qanciyay in uu Old Traffrod sii joogo isla markaana uu indhaha ka qabsado kooxda Real Madrid oo si wayn u doonaysay goolhayaharee Spain.Mourinho ayaa markale si toos ah ula hadlay xidiga ree France iyo kooxda Juventus ee Paul Pogba si uu ugu qanciyo in uu doorto Manchester United. Mourinho ayaa door wayn kaciyaaraya in Red Devils ay dib ula soo wareegto da’yar ay sanadkii 2012 kii iska dayacday. Man United ayaa 120 milyan oo euros kula soo wareegaysa Pogba si ay Real Madrid ugu garaacdo saxiixa xidiga ree France.Pogba ayaa doonaya in uu 12 milyan oo euros ooayna cashuurtu ku jirin uu sanadkii mushaar u qaato taas oo haddii u Real Madrid ku biiri lahaa ka dhigi lahayd xidiga labaad ee ugu mushaarka qaalisa waxaana ka horayn kara Cristiano Ronaldo oo kaliya. Balse Manchester United ayaa sidoo kale mushaar qaali ah ku soo xero galinaysa xidiga xulka qaranka France ee Pogba.Inkasta oo wakiilka Pual Pogba ee Mino Raiola uu xaqiijiyay in Real Madrid ay wada xaajood kula jirto Juventus, haddana wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in Man United ay noqonayso kooxda ugu horaysa ee Juventus miiska u saaraysa lacagta 120 milyan ee euros ah ee ay dul dhigtay ma

No comments:

Post a Comment