Kismayo sports
Wednesday, June 29, 2016
Sheeg oo hel abaal Marin lacageed......
›
Shabakada ciyaaraha ee kismayo sports ayaa balan qadeso ciddii sheegto labada kooxood ee ciyaarta ugu dambeyso is kugu imaan doonto koobka q...
Tuesday, June 28, 2016
Liverpool oo saxiix cusub sameysay
›
Liverpool ayaa hashiis afar sano ah LA saxiixatay laacibka southamtom ee rer senigal. Laacibkan heerka calami ah ayee waxe kula soo waregtay...
Monday, June 27, 2016
Arturo Vidal oo sheegay in uu ka xunyahay in xulkisa ay Ku qasbaan messi in uu ka fariisto ciyaaraha heerka calami
›
America) 27 Juunyo 2016 Laacibka xulka qaranka Chile ee Arturo Vidal ayaa muujiyay sida uu uga xunyahay in xulkiisu uu ku qasbo Messi ka f...
Hor Dhaca Spain Vs Italy : Kulan Ay Adag Tahay In Saadaalin Laga Bixiyo
›
Kulan adag ayaa caawa u dhaxeeya labada qaran ee lala xariinayo in midkood uu ku guuleysanayo koobka qaramada yurub ee ka socda dalka France...
Hor Dhacan : Ingiriiska Vs Iceland : Labada Qaran Waligood Kulan Rasmi Ah Kuma Kulmin
›
Qaramada Ingiriiska iyo Iceland ayaa caawa wadaleh kulan adag oo ka tirsan wareegga 16-ka ee koobka qaramada yurub ee xagaagaan lagu qabtay ...
Sunday, June 26, 2016
Daniel Sturridge oo difaacay saaxiibkiis Sterling kadib eedeyntii uu la kulmay (Muxuu yiri)
›
Weerar yahanka xulka qaranka ingiriiska ee Daniel Sturridgeayaa difaacay saaxiibkiis Raheem Sterling kaas oo eedeyn la kulmay kulamadii uu c...
Mezut Ozil Oo Rikoor Xun Ka Dhaxlay Saaxiibkiis Lukaz Podolski.
›
Özil ayaa malaha xoogaa dhaliil yar kala kulmaya inuu xulkiisa Germany ka cunay rigoore kulankii caawa ee Slovakia.Xulka Almaania ayaa goos...
Germany Oo Cagta Mariyey Slovakia, Boateng, Gomez Iyo Draxler Oo Goolasha Ku Deeqay, Xilli Özil Rigoore Ka QasaariyeyXulkiisa.
›
Xulka Germany ayaa cagta mariyey xulka Slovakia iyagoona hoosta u geliyey 3:0. Jerome Boateng, Mario Gomes iyo Julian Draxler ayaa sadexda ...
Ceebtii Ma Ahane, Waa Caadadii!! Olivier Giroud Oo Noqday Ninka Ugu Kubad Taabashada Yaraa Kulankii France Vs Ireland
›
ninkii la filayey ee weerarka dhan xulka France oo la rabay inuu bedel u noqdo Benzema ayaa kulankaan daawade ka ahaa.Olivier Giroud ayaa m...
Wararkii ugu dambeyay suuqa kala iibsiga iyo wargeysyada waxee qoreyn
›
(Europe) 26 Juunyo 2016.Aqriste waxaan halkan kugu heynaa oo aan kugu soo ururinay wararkii ugu dambeeyay ee maanta laga qoray suuqa kala ii...
Kulumada koobka qaramada yurub oo manta ilaa cawa LA ......
›
Kulamada koobka qaramada yurub ee manta ilaa cawa LA ciyaari Dino. France vs Ireland 16:00 xiliga kismayo Germany vs Slovakia 17:00 xilig...
Lewandowski & Ronaldo Oo Madaxa Islagalay, Xilli Xulalka Poland v Portugal Luqunta Islagaleen.
›
Poland iyo Portugal ay isku arki doonaan wareegasideed dhamaadka ee tartanka Euro 2016 ka dib markii ay labada xul ka soo gudbeen xulalka S...
Sawirada iyo magacyada xulka gobolka jubbada hooae aga qeyb galaybtartankii 1973
›
Shabakada ciyaaraha kismayo sports waxe nasiib u yeelatay ine hesho sawirada iyo magacyada xulkii wacdaraha ka dhigay tartamada ciyaarah...
Ka Dib 120 Daqiiqo Portugal Oo Goostay Tikidkooda Sideed Dhamaadka EURO 2016, Quarezma Oo Ciyaartaan Go’aamiyeyDaqiiqadihii Ugu Dambeeyey, Iyo Croatia Oo Looga Oohiyey Luguna Ciqaabay Fursadihii Ay Iska Qasaariyeen.
›
Xulka Portugal ayaa si dhib badan ku carbuuntay Tikidkooda wareega sideed dhamaadka EURO 2016, ka dib markii ciyaar 120 daqiiqo la isku ra...
Saturday, June 25, 2016
Tariikhda ciyaaraha ee kismayo from A to Z.....
›
Allkisima)-Sida ay taariikhda qoreyso G/J/Hoose waxaa uu soo maray heerar kala duwan dhanka K/Cagta waxaana xusid mudan in laga sheekeeyoguu...
Dib U-Eegid: Goorma Ayeey Ahayd Markii Ugu Horaysay Ee Xulka Walez Gaareen Sideed Dhamaadka Tartan Wayn?
›
Xulka Walez ayaa sii wata Riyadooda cajiibka ah ee sanadkaan tartanka EURO 2016, iyagoona goostay tikidkooda wareega sideed dhamaadka.Gareth...
Poland Oo Switzerland Ka Abaal Marisay Fursadihihii Ay Qasaariyeen, Ka Dib 120 Daqiiqo Waxa Ay Ku Reebeen Rigoyaal Ay Isaga Xaadiriyeen Wareegga 8-da Ee Euro
›
Switzerland ayaa nasiinada loogu diray hal gool oo cajiib ahaa oo laga dhaliyay daqiiqadii 39-aad ee dhamaadka ciyaarta .Qeybta hore ee ciya...
Christian Benteke oo kusii dhawanaya inuu iskaga tago kooxda liverpool
›
Weerar yahanka reer Belgium ee kooxda Liverpool Christian Benteke ayaa ku sii dhawaanaya inuu isaga tago kooxdiisa Liverpool xaggaagan. S...
Shaxda ciyaarta galabta ay wada ciyari donan sweazerland and polland
›
Waxa qoray heybe abdikadir sulekan: June 25,2016.Waxa maanta bilaabmaya wareega 16ka ee tartanka Euro 2016 oo ka socda dalka france waxa maa...
Jose mourinho oo xidiga labaad kula dagalamayo kooxdisii hore ee real madrid
›
W axa qoray: cusman kalelow. Jose Mourinho ayaa dhawr todobaad ka hor RealMadrid kaga adkaaday arintii suuqa kala iib...
Ciyaaryahanka da'da yar ee Arsenal oo loo magacabay .......
›
Ciyaaryahanka da'da yar ee kooxda Arsenal Alex Ilowi ayaa loo magacaabay ciyaartoyda xulka Nigeria aga qeyb gali doono koobka olombika...
Kulamada koobka qarada yurub wareega 16ka oo manta LA dheeli doono .......
›
Iyadoo loo soo gudbay wareega 16ka ee kulamada qarada yurub ayaa waxee kooxaha galabta ilaa cawa isku arki doonan sidan Swezerland vs Pola...
Wararkii igu dambeye ee suuqa kala iibsiga horyaalka England
›
Maalin Wanaagsan, Ramadan Kareem meel kasta oo aad joogtaan akhristayaasheena sharafta leh, ku soo dhawaada barnaamijkeena taxanaha ee aan...
van Rakitić : Ronaldo Far Ma Dhaqaajin Karo Haddii Hal Arin Uu Waayo Caawa”.
›
Qadka dhexe kooxda Barcelona ee Ivan Rakitić ayaa hoosta ka xariiqay in ciyaartooyda qaranka Portugal ay yihiin kuwo halis ah .Hadalkaan ...
›
Home
View web version