Sunday, June 26, 2016

Sawirada iyo magacyada xulka gobolka jubbada hooae aga qeyb galaybtartankii 1973


Shabakada ciyaaraha kismayo sports waxe nasiib u yeelatay ine hesho sawirada iyo magacyada xulkii wacdaraha ka dhigay  tartamada ciyaaraha gobbolada ee somalia

BIDIX-Ka Bilaaw.1-Mr-Max’ed Bareekaan.2-Mr-Diini Nuur C/Qaadir…Badda=Qaranka Muqdisho.3-MrAxmed Baasuwedi-Seria(A)_Naadiga D/Hoose MUQDISHO=Baaldiga.4-.Max’ed Bana Max’ed-Madi-Baana…Dekadda Kismaayo.5-Mr-C/Raxiim Axmed X.Maxud-(Shiino).6-Mr-C/Qaadir Max’ed Cali-Qariidi-(Macallinkii Xulkaas ee Sannadkaas,1973).7-Mr-Max’ed Axmed-(Japuti)-kaaliyihii Macallin Qariidi ee sannadkaas-N.Warshadda Hilinka=BIG-Footballer).8-Mr-Khaliif Daa’ud Ibraahim-No-6-gii Gobolka Sannadkaas..Horseed=Qararnka.9-Mr-Max’ed Mahaadi Diini-(SIMBA)-D/Hoose-Muqdisho Baaldiga-Seria–No-10.10-Mr-Saalax Max’ed Haadi-D/Hoose-Muqdisho-No;5_Kismaayo-Sannadskaas 1973.11-Mr-Zaciimu Nuur C/Qaair–Gaadiidka & Jeenyo..No-5-6-9.-Weerarkii runta ahaa ee kismaayo-1973dii goolashana sababta u ahaa.BIDIX..Ka-BIlaaw.12-Mr-Axmed Cali Yuusuf=Cadami-NO:-8-19973-Kismaayo-Badda-Xamar..13-Mr-Abshir Shire Muuse(BIDDE-No-11-Naadiga Badda- Xamar.14-Marxuum-Cali Axmed Cawad-Cali Cubeed-No:-10.Kismaayo-+Naadiga Badda-Xamar.15-Mr-Ibraahim Axmed Cali-Shaasha-No-9-Kismaayo+Horseed+(Qaranka(5).16-Mr-Xassan Cafiifi Yaxya-7-Kismaayo-1973+Horseed-To-Qaranka.17-Mr-Guhaad Yuusuf-Gool-hayihii 2aad Ee Kismaayo.-FRom-Akademia-Kismayo-team.

No comments:

Post a Comment